Golaha Wakiilada Oo Ansixiyey Masuulyiin Cusub + Sawiro

0

Mudanayaasha golaha wakiilada ayaa fadhigii ay saaka yeesheen waxaa ay ku ansixiyeen masuulyiin cusub oo dhawaan madaxweyne Siilanyo magacaabey .

Masuulyiintan cusub ee maanta golaha wakiiladu ansixiyey waxaa ka mid ah .

 1.Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha .

2.Wasiirka wasaarada Duulista iyo Hawda

3.Wasiir ku xigeenka wasaarad Cadaalada .

4. Gudoomiyaha Hay’aada Shaqaalaha .