Daawo Gudoomiye Xisbiga Kulmiye Iyo C/casiis Samaale oo Booqday Abwaan Hadraawi

0

Burco(AN)Guddoomiyaha KULMIYE, ahna Murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan Wasiirkii hore ee Maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo saraakiil kale oo xisbiga ka tirsan waxay magaalada Burco kulan salaan iyo bariido ah ugu tageen abwaanka caanka ah ee Somaliland Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).

nice

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office