Arabsiyo News–Garabkii uu hogaamineeyey Jamaal Cali Xuseen ee Xibsiga Ucid dibad meerka ka ahaa ayaa waxa ay maanta si rasmi ah u shaciyeen in ay xisbiyada qaranka Somaliland ee kala ah Kulmiye iyo Waddani ay wadahadalo toos ah la fureen.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka









