DAAWO XISBIGA KULMIYE OO BEENIYEY INA UU KHILAAF UDHAXEEYO MUUSE IYO SAYLICI

0

Hargaysa(AN)Xisbiga talada haye ee Kulmiye ayaa beeniyey warar sheegaya khilaaf soo kala dhex galay Musharaxa Madaxwayne ee Xisbigaa Muuse Biixi iyo M/kuxigeenka ahna Mushara M/kuxigeen ee Xisbiga C/raxmaan Saylici .Xoghayaha guud eeXisbiga Kulmiye Xasan Siciid oo warbaahinta qaar kamid ah lahadlaya ayaa  yidhi..

Arabsiyonews.com
Hargaysa Office