Warbixinno ku Saabsan Doorashada Taariikhiga ah ee Mareykanka

0

Ku soo dhawaada dhageystayaal warbixinno ku saabsan doorashada taariikhiga ah ee Mareykanka iyo taariikh kooban oo ku aaddan musharrixiinta madaxtinnimo ee Mareykanka ee Hillary Clinton iyo Donald Trump.