Daawo Musharaxa Maraykankanka Donald Trump oo ku eedeyey Somaalida arimo la xidhiidha Xagjirnimo iyo dhibaatoyin kale

0

Murashaxa madaxtinimada Maraykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa isu soo bax uu ku qabtay gobolka Minnesota ee Soomaalida ay ku badan yihin waxa uu taageerayaashiisa u sheegay in Gobolkooda qaxootiga soo degay ee Soomaalida ah ay gaystaan dhibaatooyin xagjirnimo wata