Arabsiyo News–Dhaqaale-Yahan Cabdi Cali Daakir Oo Ka Tirsan Aqoon-Yahanka Somaliland Ayaa Si Qoto Dheer Ugu Hadlay Marxaladda Siyaasadeed Ee Dalku Marayo
Geesta Kale Waxaa Uu Ka Hadlay Dhaqaalaha Waddanka , Xidhiidhka Somaliland Iyo Itoobiya, Iyo Arrimmo Badan Oo Salkka Ku Haya Geede Socodka Horumarka Bulshadda.
HALKAN HOOSE KA DAAWO:-








