Hargeisa {AN}–Xussen Badmaax oo ka mid ah garabka musharax Jamaal Cali Xussen ee xisbiga UCID oo maanta warbaahinta la hadley waxaa uu si cad u beeniyey in uu Jamaal Cali Xussen iyo garabkiisu ay heshiis qarsoodi ah la galeen xisbiga Kulmiye
Sidoo Kale Xussen Badmaax waxaaa uu fariin u diray Musharaxa Kulmiye Muj.Muuse Biixi iyo maxkada sare ee Somaliland .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan








