War Deg Deg ah Xanuunka Daacuunka oo markii u horaysay lagu arkay somaliland + xukuumada oon ka war hayn

0

Somaliland {AN}–Warar Xaqiiqo Ah Oo La Hubo Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Daacuun Ka Dilaacay Xuduudka Somali Land La Wadaagto Itoobiya Gaar Ahaa Dhinaca Galbeed Ee Dagmadda Wajaale Ee Dhinaca Ismaamulka Somaliyada Itoobiya,

A medic treats a five-month old child who was admitted to southern Mogadishu, Somalia's Benadir hospital, Friday, March 11, 2011, suffering from watery diarrhea caused by unsafe drinking water. According to Dr Luul  Mohamud Mohamed, Deputy Director of Benadir hospital, at least 151 patients with watery diarrhea were admitted to the hospital in the past 48 hours. Although these days mark the season for possible outbreaks of Acute Water Diarrhea (AWD), the doctor said they sometimes run out of supplies of vital medicines like infusions and other drugs (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

Wararkan Ayaa Sheegaya In Lagu Arkay Dad Badan Xanuunka Halista Ah Ee Daacuunka,

Xanuunka Ayaa Ah Xanuun Haddii Aan Halkiisa Lagu Hor Joogsan Galaafan Karra Boqolaal Kun Oo Qof.

Wasaaradda Caafimaadka Oo U Xil Saaran Ilaalinta Ka Hortaga Caafimaadka Bulshadda Ayaa Iyadu Ka War Hayn Oo Aan Arinka Ka Hadal, Wollow Warar Hoose Ay Sheegayaa In Wasiirka Loo Sheegay Arinkan.

Dhinaca Kale Xanuunka Oo Noocyo Badan Isuga Jira Ayaa U Baahan In Gurmad Qaran Laga  Yeesho Oo Lagu Xakameeyo Dibada Intaanu Gudaha Soo Galin.

Arabsiyo.com

ArabsiyoNews@gmail.com