Hargaysa(AN)War Deg Deg ah Axmed muumin seed iyo xubno ka tirsan golaha dhexe ee xisibiga wadani oo sheegay in dacwad ka dhan ah Gudoomiye ciro gayn doonaan Maxkamada Sare Ka dib markii Xubnahan ay shabakada ArabsiyoNews khadka kula xidhiidhay ayay ka hadleen dhacdadii ka dahcday Hotel ambsadoor, Xubnahan ayaa iftiimiyay dadki meesha ka codeeyay aanay ahayn golaha dhaxe ee xisbiga wadani isla markaana liiska shirka golaha dhexe ee xisbgaasi ka qayb galay ay ahaayeen sharci daro.
Wixii warar soo kordha kala soco Shabakada Wararka ArabsiyoNews








