Arabsiyo News—Xasan Waraabe-Cade oo maanta warbaahinta ku hadlayay gudaha magaalada Hargeysa ayaa eedo kulul u jeediyay wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland.
waxaanu yidhi isaga oo arrimahaasi ka hadlaya “Waxaan ka soo horjeeda in shaadh qabyaaladeed lagu ciyaaro funaanad ayaa la xidhanaya funaanaduna waa reer hebel”
Halkan Ka Daawo








