Daawo Mudane ka tirsan Barlamaanka Yurub oo khudbad dheer ka horjeediyey Aqalka Golaha Wakiilada S/land

0

Hargaysa(AN)James Carver oo ah mudane ka tirsan Barlamnka midawga yurub kana tirsan xisbiga UK Independent Party (UKIP) ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyaay Gudiga joogtada ah ee Golaha wakiilada Somaliland  Xildhibaankan ayaa u ololeeyaay qadiyada madaxbanida Somaliland iyo Sidii ay ictiraaf u heli lahayd

 

 

 

Arabsiyo.com

Hargaysa Office