MUCJISO :- HALKAN KA AKHRISO DHACDOOYIN LAYAAB LEH OO LAGU ARKAY BISHAN AYNU KU JIRNO EE OCTOBER

0

Hargeysa (Arabsiyo-News):-  Bishan aynu ku jirno ee October ayaa waxaa  lagu arkay dhacdooyin la yaab leh taas oo  dhacdey 823 sanno ka hor .

Dhacdadan cajiibka ah ee shabakada Ilaysnews.com idiin soo bandhigi doonto ayaa waxaa  ay tahay in bishan October ee aynu ku jirno ay leedahay 5 Isniinood , 5 Axadood iyo Waliba 5 Sabti     waxaana ay dhacdadani sidan oo kale ay dhacdey  hal mar oo qudha taas oo aheyd  823 sanadood  ka hor

Fiiro Gaar Ah :-  Akhriste si aad arintan u xaqiijiso waxaa aad  bal dib u eegtaa calendar ka aad  haysato

calader