Hargays {AN}“Waxaad Ogtahiin In Baryahan Warar Badan Lagaga Sheekaysanayay Suuqyadda,Waxaan Shacabka Somaliland U Cadaynayaa In Aanay Jirin Cid Iiga Xakh Leh Xisbiga Waddani, Waxaanan Ka Mid Ahay Aasaasayaashii Xisbiga” Sidaasi Waxaa Yidhi Axmed Muunin Seed Oo Ah Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Waddan Oo Maanta Shir-Jaraa,Id Ku Qabtay Magaaladda Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal.
Geesta Kale Waxaa Uu Yidhi:-Haddii Aya Jirto Cid Iiga Xakh Leh Xisbigu Ha Hadasho.
Geesta Kale Waxaa Uu Sheegay In Shirwaynahoodii Ay Qabsanayaa Laba Todobaad Ka Dib, Waxaanu Intaas Raaciyay In Aanay Is Haynin Isaga Iyo Gudoomiye Cirro
Arabsiyo Desk
ArabsiyoNews@gmail.com








