Hargeysa (Arabsiyo News):- Mudane Cabdiraxman Cirro oo hogaamiye ka ah xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo ka mid ah sadexda xisbi qaran ee dalka ayaa diiday isla markaana afka ka xidhay in uu ka hadlo qadiyada gooni isu taaga Somaliland oo weerar siyaasadaysan lagu soo qaaday
Gudoomiye Cirro ayaan inta badan ka dhex muuqan marka laga hadlayo isla markaana loo hiilinayo qadiyada Somaliland oo u baahan in hareeraha layska taago mucaarad iyo muxaafad
dadka siyaasadiisa u dhuun daloola ayaa ku sheegaya siyaasi aan wali aamin sanayn Somaliland kuna dhegan fikirkiisii somaliweyn ee uu ka tanaasulay 2001 wakhtigii uu Somaliland keenay Faysal Cali Waraabe
Arabsiyo.Net
ArabsiyoNews








