Top News:- Garabkii Isbahaysiga Oo Madaarka Hargaysa Si Deg Deg Ah Uga Soo Dagay Iyo U Jeedada Ay Socdaalkoodii U Soo Gaabiyeen
Xubnaha ku hadhay garabka isbahaysiga oo uu hogaamiye Ex Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa saaka goor hore ka soo degay madaarka Hargaysa ee Cigaal Airport kaasi oo aan ka helin wax soo dhawayn ah
Socdaalka sida deg dega ah loo soo gaba gabeeyey ee xirsi iyo xertiisu ku joogeen dalka dibadiisa ayaa lala xidhiidhinaya arimo siyaasadeed oo salka ku haya doorashada Madaxtooyada ee wakhtigeedii ku dhacaysa iyo doorka ay ka qaadan karaan














