DEG DEG :- IMAAMKA MASJIDKA XARAMKA OO FARIIN ADAG U DIRAY DOLWADA SHIICADA AH EE IIRAAN + MUUQAAL.

0

Makkah (Arabsiyo-News):- Imaamka Xaramka Sh Cabdiraxmaan Al- Sudeysi ayaa  fariin u diray Dolwada Shiicada ah ee iiraan isaga oo sheegay in cid kasta oo fowdo iyo dhib la damacsan dhulka barakeysan aysan marnaba awoodin maadama alle ilaalinayo dhulkaasi .

abdul-rahman-al-sudais-81

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan