Gabiley(AN)Â Gudomiye Kuxigenka Xisbiga Kulmiye Iyo Wafti Uu Hogaamiinayo Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Kulmiye Uu Ku Soo Bandhigay Taageerodiisa Magaalada Arabsiyo Munaasibadaasi Ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Cuqaasha Madaxda Dhaqanka Waxgaradka Dhalinyarada Dagmada Arabsiyo Iyo Waliba Haweenwaynaha Reer Arabsiyo
Arabsiyo.Net
Office Gabiley








