ArabsiyoNews–Mid ka mid ah masuuliyiinta xisbiga Mucaridka ah ee Waddani ayaa shaaca ka qaaday in u gabi ahaanba iska casilay xilkii iyo xubinimadii uu ka hayay xisbigaasi Mucaaridka ah ee Waddani.
Siyaasi Axmed Cali Ubaxle oo ahaa lataliyaha gudoomiyaha ee dhinaca dhaqalaha sido kalena ka mid ahaa gudida fulinta ee xisbiga Waddani ayaa sidaasi ka sheegay xilli uu maanta warbaahinta la hadlay.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka








