Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Awood U Adeegsaday Dad Dan-Yara Biyahiina Ka Jaray Iyo Cabashada Ay Ka Muujiyeen+Sawiradii +Muuqaal:—

Haween weynaha xaafada Daruuraha ee Magaalada Hargeysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay biyo la,aan baahsan oo soo food saartay ka dib markii sida ay sheegeen uu Maareeyaha wakaalada biyaha ee magaalada Hargeysi uu gooyay dhuumihii biyaha keenayay xaafadahaasi.
Halkan Ka Daawo








