Hargeysa (Arabsiyo-News):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani oo ku hadlaayey afka xukuumada Somaliland waxaa uu amar culus ka soo saarey dagaalka ka socda degaano ka tirsan gobalka Sanaag .
Wasiirka ayaa waxaa uu warbaahinta kala duwan ee Somaliland ugu hanjabey cidii baahisa isla markaana buun buunisa wararka qabiilada aanay dalkan ka shaqeyn doonin oo ay xukuumadiisu ruqsada kala noqon doonto
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan








