DEG DEG :- MASUULYIINTII UGU TIRADA BADNAA OO MAANTA ISKA CASILAY XISBIGA UCID MAGACYADOODA + (SAWIRO).

0

Burco (Arabsiyo-News):-  Waxaa maanta xisbiga mucaaridka ah ee UCID iska casilay Masuulyiintii ugu badneed isla markaana xilal Kale Duwan Ka Hayay Xisbigasi   Ucid Ee Gobolka Togdheer

 

Musuulyiintan ii ay tiradoodu  aheyd 10 Xubnood ayaa waxaa ay shir jaraa’id oo ay ku shaacinayaan is casilaadooda ku qabteen Hotel City Plaza waxaana ay cadeeyen in maanta halkan ka cadeynayaan  Inay Ka Dareeren Xisbiga Ucid Iskana Casileen Xilalkii Iyo Xubinimadii  Xisbigaasi.

m

Masuuliyintani Is casilay U Hogaaminayo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer  Ibraahim Aadan Xasan .

m1

Masuuliyinta Iska Casilay Xisbiga Ucid Ayaa Waxa Ay Kale Yahiin.

1)Ibraahim Aadan Xasan Alaale Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer,

2)Mukhtaar Nadaara afhayeenka Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer

3)Abdi Sugaal Gudoomiye Ku Xigeenka Garabka Dhalinyarada Ee Gobolka Togheer

4)Marwo Safiya Maxamed Cabdi Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer

5)Marwo Cawo  Jamac Cabdi afhayeenka Garabka Haweenka Ee Xisbiga Ucid Ee Togdheer

6)Xuseen Xaaji Cabdi Xoghayaha Abaabulka Degmada Burco Ee Xisbiga Ucid

7)Jamaal Cabdale Ismaciil  Xoghayaha Garabka Dhalinyarada Ee Gobolka Togdheer

8) Naasir Aadan Xoghahaya  Degmada Burco  Ee Xisbiga Ucid

9) Abdirisaaq Xasan Jamac Xogahayaha Dhalinyarada Ee Degmada Burco

10) Salebaan Saciid Raygal Gudoomiyeha Dhalinyarada Gobbolka Togdheer

 

 

Burco Desk

Arabsiyonews@gmail.com