DAAWO Gabadhii Afarta Lugood Lahayd

0

Josephen Perbil waxay sanadkii 1886 ku dhalatay dalka Maraykanka waxayna ahayd inan ay dadku hadal hayeen tan iyo markii ay darodhigta saarnayd, maadaama ay lahayd afar lugood.