AFHAYEENKA ISBAHESIGA KULMIYE OO SHAACIYEY DALAB UGA YIMID XUKUUMADA , MOWQIFKA AY KU QAABILEEN IYO HALKA UU BIYO DHIGTEY ISBAHEYSIGII + MUUQAAL.

0

Hargeysa (Arabsiyo-News):- Xussen Axmed Ceydiid Afhayeen garabka isbaheysiga Kulmiye ee qaadacey shir weynihii lagu doortey Muj Muuse Biixi ayaa waxa uu sheegay in uu jiro dalab kaga yimid xukumada oo ku aadan sidii ay mowqifkooda uga tanaasuli lahayeen isla markaana loo dhax dhaxaadin  lahaa gudoomiye Muuse Biixi

xussen axmed

Xussen Axmed Ceydiid waxaa uu sheegay in uu dalabkaasi u yimid qof kasta oo isbaheysiga ka mid ah iyada oo qofba meel loo soo maray balse ay mabdooda ku adkeysteen

Sidoo kale waaa uu sheegay in isbaheysiga Kulmiye  ay aaminsan yahiin in ay wali awoodoodii leeyhiin balse  garabka kale ee kulmiye meesha ay ka hadlaanba ay  umada badh ka mid ahi ka dareerto  

Halkan Hoose Ka Dawo Muuqaalka Warkan