Magaalada xeebta ah Hau Hin ayaa mar kale lala bartilmaameedsaday qaraxyadaasi.
Sidoo kale qaraxyo ayaa ka dhacay jasiirad loo dalxiis tago oo lagu magacaabo Phuket iyo magaalooyinka kale ee Surat Thani iyo Trang.
Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay weeraradaasi oo hoggaamiyaha dowladda milatariga ah uu ku tilmaamay isku day fowdo lagu abuurayo.








