DP World oo durba bilowday qorshaha qorista shaqalaha Dekeda Berbera

0

Sida ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhadhow wakiilka rasmiga ah ee u qaabilsan xukumada Siilaanyo meelmarinta wareejinta Dekeda Berbera, ahna wakiilka Somaliland u qaabilsan dalka Imaaraadka, Baashe Cumar (Baashe Morgan) ayaa sheegaya in maalin kadkadib Golaha Wakiilada Somaliland ay duuduubka ku ansixiyeen heshiiskii DP World in isla shirkadaasi markii uu Dubai ku laabtay Baashe Morgan lagu wargaliyey in  ay bilaabayaan qorista shaqaalaha loo tobo barayo ka shaqaynta Dekeda Berbera.

Qorshahan oo ay xukumadu ogayd uu ku jiray heshiiska, balse ka mid ah qaybaha ay qarinayso ee aan la horkeenin Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ah mid dhawr qaybood