XILDHIBAANADA GOLAHA GUURTIDA OO WAR CUSUB KA SOO SAARAY HESHIISKA WAREEJINTA DEKADA BERBERA + MUUQAAL.

0

Hargeysa (Arabsiyo-News):- Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa ay madaxtooyada ugu baaqeen in ay hor keento heshiiska ay la soo gashey xukuumadu  shirkada Dp World ee lagu wareejinaayo dekada Berbera  isla markaana waxaa ay tilmaameen hadii la hor keeni waayo in ay Dastur  jabin

Guurtida

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan