Arabsiyo {AN} waxa Maanta xaflad baladhan lagu qabtay Hotel Carafa ee Magaalada Arabsiyo taaas oo Abaalmarino kala duwan lagu siinayay Ardaydii Dhamaysatay sanad Dugsiyeedkaasi, madashaasi oo ay ka soo qaybgaleen Gudokiyaha waxbarashada Gobolka Gabiley Cabdisamad Sheekh Cumar qabil, Badhasaabka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi, Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo Cabdilahi Cabdi Faarax waxa kale oo madashaas ku sugnaa waalidiin tiro badan iyo Marti sharf kale
Halkan hoose ka daawo sawiraaasi iyo Muuqaalkaasiba
Halkan Hoose ka daawo Muuqaalkaasi
Suxufi Abdifataah Mohammed Giryaad
Freelance Journalist
Arabsiyo News
+252-63-4654654


























