DAAWO-Munaasinbad Lagu Taageerayey Maal Gashiga Dekedda Berbera oo Lagu Qabtay Hargeysa iyo Hadalladii laga jeediyey
Munaasibad Lagu Taageerayey Maal Gelinta Berbera, Ayaa Lagu Qabtay Huteelka Maansoor Ee Magaaladda Hrgeysa, Munaasibaddan, Ayaa Waxa Ka Qayb Galay Dhalinyaro Iyo Aqoonyahn Ka Soo Jeeda Gobolka Saaxil Iyo Gonbolada Kale Ee Somaliland.
Munaasibaddan Sidoo Kale Waxa Ka Qayb Wasiirro Xukuumadda Ka Tirsan, Shirgudoonka Wakiilada, Xildhibaanno, Aqoonyahn Siyasiyiin Iyo Marti Sharaf Kale, Kuwaas Oo Gebi Ahaanba Isku Raacay In Ay Maal Gelinta Dekedda Berbera Tahay Mid Faaiido U Leh Qaranka Iyo Umadda Somaliland, Isla Markaana Horumarin U Ah Dekedda Berbera.
Arabsiyo.net
Arabsiyonews@gmail.com
Hargaysa Office








