Hargeysa (Arabsiyo-News):- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah mudanaaysha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ka mid ahaa siyaasiyiintii isbaheysiga Kulmiye ayaa waxaaa uu maanta uu si rasmi ah u shaaciyey in uu ka tanaasulay mowqifkaas isla markaana waxaa uu taagero u muujiyey gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj.Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Arabsiyo Desk
ArabsiyoNews@gmail.com








