Gabiley(AN)Daawo maayarka Gabiley ayaa Jawaab Cilmiyaysan kaga Jawaabay hadalo kasoo yeedhay Dad Kasoo horjeeda Hormarka Iyo Waxqabadka Dawlada Hoose Ee Gabiley Sidkale Maayar Maxamed Amiin Oo ka Hadlay Hawlgalo Wado Banayn ah Oo ay Wadeen Maalmihii Udanbaysay Iskana Difaacay Eedaymo Loo Soo Jeediyay
Arabsiyo.Net
Office Gabiley








