Daawo Muuqaalka Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dawlada Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Magaalada Jigjiga Ee Xarunta Dawlada-Deganka Somalilda Ethiopia+U Jeedada Safarkooda

0

Gabiley(AN)Wafti Balaadhan Oo Ka Socda somaliland ayaa Maanta U Anba Baxay Dawlada Deegaanka Ethopiya Waxana Waftigasi Balaadhan Hogaaminayay Wasiirka Arimaha dibada somalilanad sacad cali shire
Waxana Ku Wehelinayay Wasiirada Wasaaradaha Arimaha gudaha cali maxamed waran cade wasiirka warshadaha Shucayb maxamed muuse Agaasimaha warfaafinta
Waftagani Ayaa Waxa Sii Galbiyay Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Maamulka Dagmada Togwajaale Iyadoo Ay Xuduuda somaliland Iyo Ethiopiya Ee Towajaale Ee dhinaca Ethiopiya
Ay Kusoo Dhaweeyen Wasiirka Ganacsiga Dawlada Deenaagka somalida Ethiopiya Iyo Masuuliyiinkale

Waxanay Usii Galbiyen dhinaca Caasimada Dawlada Deenaagka somalida Ethiopiya Ee Jigjiga

 

Arabsiyo.Net

Office Gabiley