JILAAGA CAANKA AH EE BOON XIRSI OO KA HADLEY WAREEJINTA DEKADA BERBERA IYO XADHIGA AL-FANAAN FARXAAN XIDIG + MUUQAAL

0

argeysa (Ilays-News):- Jilaaga Caanka ah ee Boon Xirsi isla markaana ka tirsanaan jiray Hobaladii Fanka ee Waabari  ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu  ka hadley maalgalinta lagu sameynaayo dekada Magaalada Berbera iyo xadhiga ay xukuumada Somaliland u geysatey Fanaan Farxaan Xidig

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan