Hargaysa {AN}–Maayirka caasimada hargeysa ayaa maanta ganacsatada maheradaha ku haysta suuqa iyo waliba cid kasteba ku amray inay wajaahada hore ku beeran dhir, waxaan auu sheegay inay ganaaxi doonaan meherada iyo guriga aan waraabin dhirta subaxii.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka








