Jahliyada Somaliland Ee Ku Nool Dalka Sucuudi Arabiya Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Ex Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Xubno Ka Tirsan Garabka Isbahaysiga KULMIYE+Sawiro

0

Saudi Arabia {AN}—Jahliyada Somaliland eek u nool dalka sucuudi carabiya gaar ahaana magaalada Jiddah ayaa xalay hadhimo sharafeed u samayeeye wasiirkii hore wasaarada madaxtooyada Somaliland mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo xubno wahelinayay kana mid ah garabkooda Isbahaysiga KULMIY oo tagay cimrada.

Waxaaa kulankani soo qaban qaabiyay odayaasha iyo waxgaradka reer Somaliland eek u nool magaalada jiddah, waxaana intii uu socday kulankaasi la iska waraystay xaalada guud ee dalka hada marayo iyo arimo kale.

Xubnahan ayaa tagy cimrada si ay usoo cimraystaan, waxaana uu kulankani kusoo dhamaaday jawi dagan oo farxadeed.

123