DEG DEG :-GAADIID SIDAY QAAD OO GOOR DHOWEYD LA AFDUUBAY

0

Somaliya (Arabsiyo-News):- Gadiid Siday qaad ayaa waxaa lagu soo waramayaa in  goor dhaweyd la Afduubay waxaana gadiidkaas afduubay xarakada Al Shabaab waxaana ay baabuurtani ka ambabaxay deegaanka Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose.

Gaadiidka la weeraray oo 2 gaadhi gaadhaayay waxaana ay marayeen  duleedka deegaanka Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose.

Wararka ayaa intaas ku daraya in markii la rasaaseeyay Gaadiidkaasi ay sidoo kale qafaasheen Al Shabaab labada gaadhiba.

Lama oga halka ay ula dhaqaaqeen Al Shabaab waxaana la sheegay in illaa 3 qof ay ku dhaawacmeen rasaastaasi.