DEG DEG :- MASUUL KA TIRSAN XISBIGA UCID OO IS CASILAY

0

Borama (Arabsiyo-News):- Masuul ka tirsan xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu si rasami ah u shaaciyey in uu iska casilay xisbigaasi ka dib markii uu xisbigu ka bixi waayey khilaaf siyaasadeed

UCID s

Masuulkan oo ah Halkan xoghayihii Abaabulka Xisbiga UCID Ee Gobolada Awdal Iyo Salal

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan