Arabsiyo News—Askari ka tirsanaa ciidamada liyuu booliska ee dawlad deegaanka somalida itoobiya oo ka goostay kana baxsaday ayaa kashifay siro badan oo ku saabsan qaabka ay dadka shicibka ah ula dhaqmaaan. Iyo cida amarka ku siisa inay dadka laayaan oo xasuuqaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka








