Hargeysa (Arabsiyo-News):- Wasiirul dawlaha nabadeynta gobalada Bari ee Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley dagaal ka socda deeganka Dharkeyn Geeyo ee gobalka Sool waxaana uu sheegay in xukuumada Somaliland ay da daalkii ugu weynaa galisay sidii dagaalkaas loo joojin lahaa isla markaana waxaa uu mar kale beelaha walaalaha ah ee halkaasi degan ugu baaqay in ay dagaalka joojiyaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan








