DAAWO:”WAAR WAX MACNO LEH KA SOO BIXI MAAYAN DIYAARAD LA SII RAACO LA SOO RAACO”DR MAXAMED FADAL

0

Hargaysa(Arabsiyo-News)Xoghayaha Arimaha dibada ee xisbiga wadani Dr Maxamed cismaan fadal ayaa wadahadalada somaliland iyo soomaliya ku tilmaamay diyaarad la sii raacayo hadana la soo raacayo