Hargeysa (Arabsiyo-News):- Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay aragtida xukuumadda Somaliland ee ku aadan in Ingiriisku uu ka baxo Midowga Yurub
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Arabsiyo Desk
ArabsiyoNews@gmail.com








