Arabsiyo News—Deg Deg: Daawo Sawiradda Pro Axmed Ismaaciil Samatar Oo Xisbiga Uu Ku Biirayo La Shaaciyay Iyo Boodhadh Uu Ku Xardhan Yahay Oo La Soo Bandhigay.
Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee uu ka biiri doono mid ka mid ah saddexda xisbi qaran isaga oo sheegay inaanu Murrashax ka noqon doonin xisbiga uu ka midka noqdo balse uu olole u gali doono sidii uu ku guulaysan lahaa xisbiga uu xubinta ka noqdo









