Arabsiyo News—Xoghayaha guud ee garabka dhalinyarada xisbiga Wadani Cabdifataax Siciid Aftax aya ka hadlay xadhiga ay xukumadda Somaliland kula kacday afhayeenkii garabka dhalinyarada Waddani Maxamed Sidiiq Dhamme iyo dhalinyaro kale oo ka hadashay heshiiska dekeda Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Arabsiyo Desk
Arabsiyonews@gmail.com








