Imaamka Masaajidka Cali Mataan Ee Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Warar Dhawaan Laga Baahiyay Amaanka Masaajidka

0

Arabsiyo News–Imamka masaajidka Cali Mataan Sheekh Maxamed ayaa ka hadlay warar dhawaan laga baahiyay masaajidka cCali Mataan oo la taxaluqda amaanka masaajidka,waxaana uu sheekhu sheegay inaanay waxba ka jirin warakaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Arabsiyo Desk

Arabsiyonews@gmail.com