Daawo Ururka Mutadawiciinta ah Ee lagu Magacaabo walaalaha Gobalka Gabilay Oo Deeq Raashin ah Gaadhsiyay Dad Danyara Oo ku Nool isla Gobalka Gabilay

0

Gabiley(AN) Ururka Mutadawiciinta ah ee lagu magacaabo walaalaha Gobalka Gabilay Ayaa Deeq Raashin ah Oo ay Ku Afurinayaan Dadka Aan Awoodin Ama Aan Haysanin Waxay Ku Afuran
Gaadhsiyay Dad Aad Iskaga Jilicsan Oo Danyara Islamarkasina Ku Dhex Nool Gobalka Gabilay Waxayna Ururkani Ugu Magac Dareen BarnaamujkanAfuri Walaalahaga Baahan

 

Arabsiyo.Net

Office Gabiley