Hargaysa(AN)Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed iyo Abwaan Hurre Walanwal, ayaa ka warramay Taariikhda Gabyaagii waynaa ee Faarax Nuur iyo sidoo kalena ahaa Xaq-u-dirir Taariikh dheer oo halgan leh iyo weliba doorka ay Boqortooyadii Ingiriiska ee Somaliland xornimada ka qaadatay ay siisay taariikhdiisa.
Arabsiyo.net
Hargaysa Office








