Daawo Caleemo Saarka Suldaanka Beesha yonis jibriil suldaan naasir Xaashi Oo lagu caleemo saaray Deegaanka Gobyaray Oo Katirsan dawlada Deegaanka somalida Ethopiya

0

Gabiley(AN) Caleemo Saarka Suldaanka Beesha yonis jibriil suldaan naasir Xaashi Oo lagu caleemo saaray Deegaanka Gobyaray Oo Dhar iyo sodon kilo mitir u jirta Dagmada Togwajaale Kana Tirsan dawlada Deegaanka somalida Ethopiya Waxana Caleemo saarka suldaankani kazoo qaybgalay Garaado  Salaadiin cuqaal madaxdhaqmed Iyo Marti sharafkale Oo Tiro Badan Waxanay Dhamaanba Dadkii halkasi ka Hadlay iska Dabo mareen Hadalo iskugu jira Duco Iyo Dardaaran

 

 

Arabsiyonews.net

Office Gabiley