Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Taariikhdii Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland,Iyo Garyaqaankii Guud Ee Somaliland Ee Loo Magacaabay Maxkamada Sare Ee Somaliya.

0

Arabsiyo news—Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe  ayaa ka hadlay taariikhdii faca waynayd ee soo yaalka ahayd ee uu lahaa alla haw naxariistee madaxwaynihii hore ee Somaliland Marxuun Maxamed Xaji Ibraahin Cigaal.

Dhanka kalena waxa uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka hadlay garyaqaanki guud ee Somaliland oo maalintii shalay ahayd loo magacaabay gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliya, waxaana uu carabka ku dhuftay gudoomiyuhu uu dalku marayo maxxaladii ugu adkayd.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Arabsiyo Desk

ArabsiyoNews@gmail.com