Daawo:Guddomiye Muuse Biixi cabdi oo kaadhka codbixinta Saaka Qaatay Kana Jawaabay Warar laga qoray

0

Hargaysa(AN)-Guddomiyaha Xisbiga Muxaafidka kulmiye ayaa kaadhka diiwangalinta codbixiyayaasha ka qaatay xarunta guriga shaqaalaha ee magaalada hargaysa isaga oo dhanka kalena kormeer ku soo sameyay goobaha ay ka socoto diiwangalinta