Wado makaahil (AN)-Ugaaska Guud ee Beesha Makaahil isaxaaq iyo dhaman dadka ku dhaqan deegaanka wado makaahil ayaa ka hadlay daadad maalmahii u danbeyay ku soo rogmaday deegaanka isla markaasina waxyeelo u geystay dadka deegaanka iyo guryahoodiba waxaana ay sheegen in sidoo kale ay istaagtay diiwangalintii codbixiyayaashu








